Muqdisho Afduubka Dhalinta oo ku soo badanaya !!

0
01 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho Afduubka Dhalinta oo ku soo badanaya !!

    Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo badanaya Mudooyinkii ugu dambeeyay afduubka loo geysanaya Dhalin yarada, iyadoona taasi ay cabsi badan ku abuurtay Shacabka ku nool Degmooyinka Gobalka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo badanaya Mudooyinkii ugu dambeeyay afduubka loo geysanaya Dhalin yarada, iyadoona taasi ay cabsi badan ku abuurtay Shacabka ku nool Degmooyinka Gobalka Banaadir.


Degmooyinka qaar ayaa xilliga habeenkii ah waxaa laga mamnuucay in ay maraan Mootooyinka loo yaqaano bajaajka, maadaama ay korortay afduubka loo geysto dhalinta.

Shalay ayay aheyd markii wiil 11 sano jir lagu afduubtay xaafada xamar jadiid ee Degmada warta nabada ee gobalka banaadir.

Arrintaasi ayaa dad badan oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho, cabsi badan ku abuurtay iyadoo dhacdooyinka nuucan oo kale ugu danbeysay dadka reer Muqdisho xiligii Hogoomiye kooxedyada ka Arimin jireen Magaalada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip