Wasiir ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo geeriyooday!

0
02 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo geeriyooday!

    Alla ha u naxariistee waxaa xalay Magalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan hore Macalin Maxamuud(Macalin Jiis) oo mar ka mid noqday Golaha Wasiradda Dowlad goboleedka koonfur Galbeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alla ha u naxariistee waxaa xalay Magalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan hore Macalin Maxamuud(Macalin Jiis) oo mar ka mid noqday Golaha Wasiradda Dowlad goboleedka koonfur Galbeed

Isbitaalka Umah ee Magalada Muqdisho ayaa la sheegay in maalmahaan uu ku jiray kadib markii uu xanuun soo wajahady sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.

Macalin Maxamuud(Macalin Jiis) ayaa mar ka mid ahaa Xildhibaanadii Baarlamaanadii 6-aad iyo 7-aad ee KMG ahaa ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu haatan ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Bay’adda iyo deegaanka ee Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya,isla markaana uu ka mid ahaa xildhibaanada Maamulka koonfur Galbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip