Guddooomiyihii Deyniile oo xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la Magacaabay"

0
02 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddooomiyihii Deyniile oo xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la Magacaabay"

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha degmada Deyniile,isaga oo Guddoomiyihii Cusub u Magacaabay degmadaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha degmada Deyniile,isaga oo Guddoomiyihii Cusub u Magacaabay degmadaas.


Warar an si hoose u helnay ayaa sheegaya in xilka Guddoomiyaha degmada Deyniile loo Magacaabay Maxamed Abuukar Jacfar oo mar soo noqday guddoomiyaha degmada Howl-Wadaag iyo taliyaha Ciidanka xasilinta Caasimadda walow markii dambe la kala diray.

Waxaa xilka laga qaaday Cabduweli Nuur Faarax oo mudo ka yar lix bilood ahaa Guddoomiyaha degmada Deeyniile ee Gobolkan Banaadir.

Dhowr bil ka hor ayay aheyd markii duqa Muqdisho uu isbedel ku sameeyey guddoomiye ku xigeenadii degmooyinka Kaaraan Wadajir iyo Yaaqshiid ee gobolkaan Banaadir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip