Dhageyso:-Sheekh Muqtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa

0
04 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Sheekh Muqtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa

    Sheekh Muqtaar Roobow Cali ayaa Maanta siweyn waxaa loogu soo dhaweeyey Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Muqtaar Roobow Cali ayaa Maanta siweyn waxaa loogu soo dhaweeyey Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Soo dhaweyn kadib ayaa waxa uu u mahadceliyey dadkii soo dhaweeyey waxana uu ka hadlay ujeedka uu xilligaan u tegay Magalada Baydhabo.

Shir Jaraa’id uu qabtay ayuu sheegay in codsiyo badan ay uga yimideen shacabka koonfur Galbeed,isla markaana xilligaan uu yahay Musharax madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip