Indha-Qarshe oo sheegay inay ka hor tagayaan dad ka Ganacsatada tuutaha!!

0
05 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Indha-Qarshe oo sheegay inay ka hor tagayaan dad ka Ganacsatada tuutaha!!

    Janeraal Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay tuutaha Ciidanka dowladda oo mararka qaar la arko dad ka Ganacsanaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Janeraal Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay tuutaha Ciidanka dowladda oo mararka qaar la arko dad ka Ganacsanaya.


Waxa uu sheegay inay arrintaasi jirto,isla markaana ay ogyihiin,Nabadsugida,Wasaaradda Ganacsiga iyo cid walba si sharcidaro ahna lagu soo geliyo dalka.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay leeyihiin darees u gaara ah oo Calanka uu dhinac kaga dhegan yahay balse ay ka hortegi doonaan dadka ka Ganacsanaya Dharka ciidanka.

Si kastaba marka laga soo tago hadalka taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa jirta in dhowr mar rag ku labisnaa dareeska ciidanka dowladda ay qaraxyo iyo weeraro toos ah ka fuliyeen Magalada Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip