DF ogolaatay dhoofinta duur joogta Somalia

0
06 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 39
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DF ogolaatay dhoofinta duur joogta Somalia

    Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay dowladda Qatar u ogolaatay in ay dhoofsan karto Qaar kamid ah duur joogta Soomaaliya (Sagaarada) sida ku cad warqadaan ka soo baxday wasaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Soomaaliya oo uu ku saxiixan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay dowladda Qatar u ogolaatay in ay dhoofsan karto Qaar kamid ah duur joogta Soomaaliya (Sagaarada) sida ku cad warqadaan ka soo baxday wasaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Soomaaliya oo uu ku saxiixan yahay agaasimaha Wasaaradda.

War kasoo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa lagu sheegay in tilaabaddan ay qeyb ka tahay wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qatar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip