Jawaab Warqadii Sumad Laawada Aheyd ee Kasoo Baxdey Dowlada Dhexe Baydhabo

0
06 October, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Jawaab Warqadii Sumad Laawada Aheyd ee Kasoo Baxdey Dowlada Dhexe Baydhabo

    Kadib Wareegtadii ka soo baxday Wasaaradda Amniga Dowlada dhexe ee Soomaaliya Muqtaar Roobow l taasoo ay warqadooda ku sheegeen in aanu isa soo sharaxi karin laakiin waxaa jawaabta warqadaasi laga bixiyey maanta Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib Wareegtadii ka soo baxday Wasaaradda Amniga Dowlada dhexe ee Soomaaliya Muqtaar Roobow l taasoo ay warqadooda ku sheegeen in aanu isa soo sharaxi karin laakiin waxaa jawaabta warqadaasi laga bixiyey maanta Baydhabo.

Roobow ayaa waxaa loogu qabtay Baydhabo saaka kadib warqadii shalay Baydhabo Xaflad aad u balaaran oo aan loo soo kala harin, xildhibanada KGS , Malaaqyada iyo waxgaradka KGS.

 Dhamaan dadkii ka qeyb galay Xaflada waxaa Jawaab Kulul Ay siiyeen dowlada dhexe madaxdeeda oo aan la kala reebin waxaana farta aad loogu fiiqery Farmaajo iyo Kheyre walow Wasiirka amniga asagana xaqii jawaabta uu ku lahaa lasiiyey.

 waxaa si cad loogu sheegey dowlada dhexe qofka ay wadato ay soow ado aanu laga aqbali doonin, dadkuna ay dooran doonaan kan ay ayagu diidan yihiin ee ah Mukhtaar roobow Cali Abuu Mansuur, xildhibaanada qaar ayaaba Toos Codkooda Xaflada dhexdeeda kusiiyey Roobow.









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip