Sheekh Mukhtaar Roobow Khudbadiisa oo kooban

0
06 October, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Mukhtaar Roobow Khudbadiisa oo kooban

    Waxaan wax ka qabanayaa Amniga guud ahaan hadii ilaah yiraahdo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan wax ka qabanayaa Amniga guud ahaan hadii ilaah yiraahdo.

Waxaan isku furi doonaa Wadooyinka Xiran ee Goboladaan

Waxaan waq ka qabanayaa Cadaalada ma jiri doonto Maxkamad Banaanka nooga imaan doonto

Wadoonyinka waxaa u xiran oo dadka ku dhibaya waa 3 qolo oo kala ah
1-Ciidanka Dowlada Dress kooda wata
2-Ciidan Qabiil oo hubeysan
3-Ciidan Shabaab ah nabad iyo jirintaan aan ogoleyn.
4-
Kuwaas dhamaantooda waa la xaaqi doonaan dowlada keliyah dress keeda ha ilaalsato hadii kale shaqo ayaa laga qabanayaa inshaa alaah


Asagoo la kaftamaya Xildhibaanada ayaa sheikh Mukhtaar wuxuu dhahay
 Xiuldhibaan dhamaan Murashaxiinta codkiina siiya laakiin 1 qof ubadiya 

NB:  Aniga ma wati ayuu dhahay Roobow Ushii Nabi muuse wax kasta waan sameynaa laakiin waan dadaalaa idinkana ila shaqeeya waanu qaban karnaa markaasi wixii ilaah karaankeena ka dhiga.

FILO GOORDHOW AYADOO MUUQAAL AH



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip