DHageyso:-Xildhibaano Sheegay in DF u hanjabtay kadib Mooshin Waare!!

0
06 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHageyso:-Xildhibaano Sheegay in DF u hanjabtay kadib Mooshin Waare!!

    Xalay fiidkii ayaa ku dhawaad 60 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxa ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle,iyaga oo sheegay inay kalsoonida kala laabayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xalay fiidkii ayaa ku dhawaad 60 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxa ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle,iyaga oo sheegay inay kalsoonida kala laabayaan.


Hayeeshee xildhibaanada qaarkood oo la hadlay Warbaahinta waxa ay sheegeen inay hanjabaad kala kulmayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Xildhibaan Mahad Xassan oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa waxa uu sheegay in Xildhibaanada Hir-Shabeelle iyo guddoonka intaba ay hanjabaadyo kala kulmaya Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in dowladda Somaaliya ay Hir-Shabeelle mar walba taageero oo ay garab qabato,isl markaana y tahay dowladooda balse ay haatan diidan tahay mooshinka ay ka gudbiyeen Madaxweyne Waare.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip