Afduubka oo ku soo kordhay Muqdisho iyo warkii ugu danbeeyay!!

0
07 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afduubka oo ku soo kordhay Muqdisho iyo warkii ugu danbeeyay!!

    Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo badanaya Mudooyinkii ugu dambeeyay afduubka loo geysanaya Dhalin yarada, iyadoona taasi ay cabsi badan ku abuurtay Shacabka ku nool Degmooyinka Gobalka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo badanaya Mudooyinkii ugu dambeeyay afduubka loo geysanaya Dhalin yarada, iyadoona taasi ay cabsi badan ku abuurtay Shacabka ku nool Degmooyinka Gobalka Banaadir.


Degmooyinka qaar ayaa xilliga habeenkii ah waxaa laga mamnuucay in ay maraan Mootooyinka loo yaqaano bajaajka, maadaama ay korortay afduubka loo geysto dhalinta.

Shalay wiil yar ayaa waxaa laga soo afduubtay degmada dayniile ee gobalka banaadir, iyadoo Kooxdii Burcada aheyd ee wadatay wiil ay ku tureen degmada hilawaa ee Gobalka banaadir.

Ma jirto wax war ah oo ilaa iyo hada ka soo baxay saraakiisha Booliska Soomaaliya, kaasi oo ku aadan in ay faahfaahin ka bixiyaan afduubka ku soo kordhay Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip