Darawalada Mooto Bajaajta oo ka hadlay Go'aankii Duqa Muqdisho!!

0
07 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Darawalada Mooto Bajaajta oo ka hadlay Go'aankii Duqa Muqdisho!!

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxa uu joojiyay in dekada laga soo dejiyo Mootoyinka Bajaajta,waxana jawaab ka bixiyay Dadka ku Shaqeysta mooto Bajaajka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxa uu joojiyay in dekada laga soo dejiyo Mootoyinka Bajaajta,waxana jawaab ka bixiyay Dadka ku Shaqeysta mooto Bajaajka.


Qaar ka mid ah Darawalada Mooto bajaajta oo la hadlay Warbaahinta  ayaa waxa ay sheegeen in amarka ka soo baxay guddoomiye yariisow uu yahay mid aan suurtagal aheyn,isla markaana ay ka soo horjeedaan.

Waxa ay sheegeen hadii la joojiyay in dekada Muqdisho laga soo dejiyo Mooto bajaaj ay iyana qiimaha bajaajta lagu raaco sare u qaadi doonaan.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip