Shabaab oo xukun dil ah ku fuliyay Shan nin

0
09 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo xukun dil ah ku fuliyay Shan nin

    Maxkamadda Al Shabaab ee ku taalla degmada Jilib ayaa gelinkii dambe ee maanta xukun dil ah ku fulisay Shan nin oo lagu eedeeyay in ay basaasiin u ahaayeen hay'adaha sirdoonka reer galbeedka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Al Shabaab ee ku taalla degmada Jilib ayaa gelinkii dambe ee maanta xukun dil ah ku fulisay Shan nin oo lagu eedeeyay in ay basaasiin u ahaayeen hay'adaha sirdoonka reer galbeedka.


Dadweyne la isugu keenay fagaare ku yaalla degmada jillib ayaa daawanayay qisaasta lagu fuliyay raggan oo da’dooda ay u dhaxeysay 22 ilaa 36 sano.

Qaadiga Maxkamadda Al-Shabaab ayaa sheegay in raggaan ay qirteen falka lagu soo eedeeyay, islamarkaana xukunkooda uu noqday dil.

Saraakiisha Al Shabaab ee goobta ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in sidan loo tooganayo qof walba oo basaas u noqda hay’adaha sirdoonka reer galbeedka.

Xukunada noocaan oo kale ah ayey Shabaab ka fuliyaan gobolada dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalooyinka ay joogaan iyaga oo sheegaya qofka falka lagu fulinayo inuu sameeyay qiraal.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip