Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho"

0
10 October, 2018 in Wararka by
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho"

    Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Isgoyska Ex Kontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho, qarax Khasaare gaystay ayaa halkaasi ka dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Isgoyska Ex Kontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho, qarax Khasaare gaystay ayaa halkaasi ka dhacay.


Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray Baabuur nooca Raaxadda ah ,waxaa ku dhaawacmay halĀ  ruux oo ku sugnaa goobta uu gaarigu ku qarxay.

Gaariga qarxay ayaa waxaa lahaa Cabdullaahi Daahir oo ka mid ah Shaqaallaha gobolka Banaadir, waxaana la sheegay in uu ka badbadaay Qaraxaasi.

Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray halka qaraxan uu ka dhacay ayaa wada baaritaanno, mana jirto faah faahin intaan ka badan oo qaraxan laga helay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip