Gudiga Joogtada KGS oo Shalay Loo Yeeriyey Fariintii Sh. Hassan Ugu Dhiibey Kheekhuna

0
11 October, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiga Joogtada KGS oo Shalay Loo Yeeriyey Fariintii Sh. Hassan Ugu Dhiibey Kheekhuna

    SHEEKHUNA WUXUU KA HADLEY IN 21 KA BISHA LA MAGACAABAYO GUDIGA DOORASHADA, WAQTINA UUSAN JIRIN EE SIMINAAR HABKA DOORASHADA SHAQADA U QABANAYAAN LOOGU QAADI DOONO NAIROBI AMA BARAAWE!!!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHEEKHUNA WUXUU KA HADLEY IN 21 KA BISHA LA MAGACAABAYO GUDIGA DOORASHADA, WAQTINA UUSAN JIRIN EE SIMINAAR HABKA DOORASHADA SHAQADA U QABANAYAAN LOOGU QAADI DOONO NAIROBI AMA BARAAWE!!!.

GUDIGAAN LAMA MARSIINAYO BAARLAMAAN ILEEN WAQTI MA JIREE ANAA XULUNEYNA KUNA SHUBANEYNA WAXAAN RABNO !

HADII BARAAWE IN LAGU SOO TABABARO LANOO OGOLAADANA WAA "FADAAYI FADAAYI TII JENGLEEGIā€ 

QORSHAHEENU WAA IN 52 BEELOOD EE MATALAYAAN BAARLAMAANKA KGS GUDIYADA KA DHEX MUUQDAAN GUDIYADAASI.

QORSHAHA SHARIIF WAA IN TAAGEERIYAASHIISA KELIYA GUDIGA DOORASHADA AY QABTAAN SIDA


1-ABSHAKUUR BUULE
2-XASAN BLACK
3-OSAMA
4-CUSMAAN CAATO
5-BISHAARO GAABEY
6-AMIIN MAD FAARAX

A: AMIIN MAD FAARAX, WUXUU MATALAYAA 4 REER BAY
B: ABSHAKUUR BUULE WUXUU MATALAYAA BAY I HARQAAN 
C: XASAN BLACK WUXUU MATALAYAA HADAMO , LUWAAY IYO JILIBLE
D: CUSMAAN CAATO WUXUU MATALAYAA YANTAAR HUBEER, EEYLO
F:OSAMA WUXUU MATALAYAA DISOW, QOOMAAL, EEMAD IYO YALALE
G: BISHAARA GAABEY WAXAY MATALI DOONTAA 3 BUROD I MASHEEGDIYOO


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip