Qarax Xooggan Oo Gordhaw Ka Dhacay Garasbaaley Iyo Khasaare Ka Dhashay!

0
11 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xooggan Oo Gordhaw Ka Dhacay Garasbaaley Iyo Khasaare Ka Dhashay!

    Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goordhaw ka dhacay deegaanka Garasbaaleey ee Gobalka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goordhaw ka dhacay deegaanka Garasbaaleey ee Gobalka Banaadir.


Qaraxa ayaa dadka deegaanka  xaqiijiyeen in lala eegtay ciidamo katirsan dowladda oo watay gaari Cabdi-bille ah oo marayay agagaarka xaafada Macaani ee deegaanka Garasbaaleey.

Inta la xaqiijiyay hordhaca wararka ayaa sheegaya dhimashada laba askari oo katirsanaa ciidamadii saarnaa gaariga dagaal ee qaraxa Miino lagula eegtay Garas Baaleey.

Maamulka deegaanka Garasbaaleey oo xiriiro an la sameysay nooma suura galin.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sido kale sheegaya in goobta qaraxa uu ka dhacay ay soo gaareen ciidamo kale oo katirsan dowladda oo hada goobta ka wada dhaq dhaqaaq ciidan.

 Waxii Kusoo Kordha La Soco Goordhaw



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip