Toogasho ka dhacday Magalada Boosaaso xog laga helaayo!!

0
11 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho ka dhacday Magalada Boosaaso xog laga helaayo!!

    Wararka naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in rag hubeysan ay Magaaladaas ku dileen askari ka tirsanaa Ciidamada Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in rag hubeysan ay Magaaladaas ku dileen askari ka tirsanaa Ciidamada Puntland.


Askarigaan oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Hoose ee Magalada Boosaaso,waxaana xilliga la dilayay uu ku sugnaa Suuqa Weyn ee Magalada Boosaaso oo uu xilligaas Shaqadiisa ka watay.

Kooxdii ka dambeysay dilka askarigaas ayaa goobta ka baxsatay,waxaana maamulka degmada boosaaso ay sheegeen in ay ku raad joogaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu amniga xun deegaanada Puntland waxaana mar walba ka dhaca falal lidi ku ah Amniga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip