Halkaan ka Akhriso Dastuurka KGS oo laga Beensheegayo

0
13 October, 2018 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Halkaan ka Akhriso Dastuurka KGS oo laga Beensheegayo

    Qodobka 65aad: Nidaamka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qodobka 65aad: Nidaamka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka:

1. Waxaa jiraya gudi doorasho oo gudoonka goluhu wakiilada soo jeediyo waxaa ansixinaya golaha wakiilada.
2. Waxaa gudiga doorashada la magacaabayaa labo bilood ka hor waqtiga doorashada, Waxuuna gudidu jirayaa labo bilood ka dib dhamaadka natiijada doorashada.

  Page 19

3. Gudigu waxuu u hogaansamayaa sharciga oo kaliya.

4. Marka la ansixiyo gudiga doorashada guud ahaan iyo gaar ahaan toona xilka lagama qaadi karo, Waxna lagama badali karo.


5. Gudiga warbixinta doorashada waxuu u soo gudbinayaa gudoomiyaha golaha wakiilada, Madaxweynaha iyo maxkamada sare.

6. gudoomiyaha gudiga doorashada waxa uu soo jeedinayaa war bixinta gudoonka golaha wakiilada waxaana ansixinaya golaha.

7. Tirada gudiga doorashada kama yaraan karaan 15(Shan iyo toban) Xubnood. 8.Awoodaha iyo xil waajibaadka gudiga waxa lagu soo qeexayaa xeer gaar ah oo golaha wakiilada soo saaro, Ansixiyana.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip