Ra'iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Jowhar

0
15 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Jowhar

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle.


Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa la filayaa inuu dhagax dhigo mashaariic laga hirgelinayo magaalada, sida dhismaha xarun u yeelanayo Baarlamaanka Hirshabeelle, dhismaha wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha iyo magaalada Jowhar.

Ammaanka magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo ciidamo ka qeyb qaadanaya amniga Ra’iisul Wasaaraha oo ka baxay magaalada Muqdisho ay gaareen magaalada Jowhar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip