Madaxweyne Farmaajo oo ku soo laabtay Muqdisho

0
15 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo ku soo laabtay Muqdisho

    Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed CabdullaahI Farmaajo ayaa Dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii safar aan la shaacin uu ku tagay Magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed CabdullaahI Farmaajo ayaa Dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii safar aan la shaacin uu ku tagay Magaaladaasi.

Inta uu ku sugnaa Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu kulan la qaatay  saraakiisha Ciidanka ee 14 October ee ku sugan Magaalada Marka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Sababta uu  dib ugu soo laabtay  Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya  ayaa ah in uu furo  Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka Sare oo maanta furmayo, sida uu dhigayo Dastuurka Dalka.

Amaanka wadooyinka soo gala Xarunta Golaha Aqalka Sare ayaa maanta aad loo adkeeyay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip