Baaritaano ka socda Baydhabo

0
17 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaritaano ka socda Baydhabo

    ciidamada amaanka ayaa howlgalo ka wada xaafada Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ciidamada amaanka ayaa howlgalo ka wada xaafada Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay.

Howlgalada ayaa ka dambeeyay kadib markii cabsi ay soo wajahday laamaha amaanka, kaasi oo Ku aadan in Al-shabaab ay qorsheynayaan in Gaadiidka Mooto Bajaajta iyo Noah-da ay qaraxyo ka fuliyaan gudaha Magaalada Baydhabo.

Wadooyinka soo gala Magaalada ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo aad u fara badan, kuwaasi oo xaqiijinaya amaanka Magaaladaasi.

Dhawaan Magaalada Baydhabo waxaa ka dhacay labo qarax oo ismiidaamin ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip