Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Guddi u Magacaabay cabashooyinka Maamul Goboleedyada

0
23 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Guddi u Magacaabay cabashooyinka Maamul Goboleedyada

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Wasiir ah oo ka kooban afar xubnood kuwaasoo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka maamul Goboleedyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Wasiir ah oo ka kooban afar xubnood kuwaasoo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka maamul Goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo jawaab u ahaa war saxaafadeedkii Aqalka Sare uu kaga dalbaday Xukuumadda inay caddeeyaan mowqifkooda cabashada maamul goboleedyada iyo khilaafka maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip