Al shabaab oo lagala wareegay deegano Muhiima!!

0
23 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al shabaab oo lagala wareegay deegano Muhiima!!

    Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Fiidow oo ku yaalla Xadka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan Ciidamo ka tirsan AMISOM oo isugu jira Burundi iyo Jabuutiyaan oo ay wehliyaan ciidan ka tirsan Xoogga dalka ayaa degaankaasi kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Fiidow oo ku yaalla Xadka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan Ciidamo ka tirsan AMISOM oo isugu jira Burundi iyo Jabuutiyaan oo ay wehliyaan ciidan ka tirsan Xoogga dalka ayaa degaankaasi kala wareegay Al-Shabaab.


Degaanka Fiidow ayaa  50KM u jira Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle, waxaana la sheegay in ciidankaan ay kasoo ruqaansadeen dhanka gobolka Hiiraan.

Ciidanka xoogga ayaa sidoo kale la wareegay degaanada kala ah  Dhiin Garas, Fiidow, Maquudaale, Killiga Shiinaha iyo tuulooyin kale.

Howlgalkan ayaa qorshihiisa yahay sidii la isugu furi lahaa wadada isku xirta Jowhar iyo Buulo Burde.

Maamulka Hirshabeelle ayaa dhawaan ku dhawaaqay in la furi doono Wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab ee ku yaalla gobolka Hiiraan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip