Sawirro:- Xaflad lagu teegarayo Musharax Muqtaar Roobow oo Swedhan ka dhacday &Baaq loo diray DF

0
23 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:- Xaflad lagu teegarayo Musharax Muqtaar Roobow oo Swedhan ka dhacday &Baaq loo diray DF

    Xaflad ballaaran oo lagu tageerayey Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada maamulka koonfur galbeded soomaaliya , Mukhtaar Roobow Cali, ayaa waxaa ay dhacday Magaalada Göteborg Ee Dalka Sweden xafladaas ayaa lugu soo bandhigay arigtada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad ballaaran oo lagu tageerayey Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada maamulka koonfur galbeded soomaaliya , Mukhtaar Roobow Cali, ayaa waxaa ay dhacday Magaalada Göteborg Ee Dalka Sweden xafladaas ayaa lugu soo bandhigay arigtada Jaaliyada Koonfur Galbeed iyo Rabitaankoodaba.

Xafladdaan ayaa waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Dalka Swedhan sida, ,  aqoonyahanno, odayaal Waxgarad Madaxda Jaaliyada, dhalinyaro, haween. Indheergarad kana soo jeeda degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya kuwaasoo dhammaanba taageero aad u weyn u muujiyey Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada maamulka koonfur galbeded soomaaliya.

Waxgaradka halkaasi ka hadlay ayaa ugu baaqay in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, faraha kala baxdo arrimaha doorashada Koonfur Galbeed taagerana rabitaanka shacabka iyaga oo sheegay in og yahiin Musharax Dowladda Fedaraalka dhaqaalo badan ku baxinayso sidii loogu qasbi lahaa shacabka Koonfur Galbeed taaso aay sheegen in aay tahay wax laga xumaado.



Magaalada Baydhabo dhawaan waxaa lagu wadaa in aay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo xusid mudan tahay in shacabka deegannadaasi ku dhaqan muujiyeen taagerada aay u haayan Musharax Muqtaar Rooboow Cali.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip