Maxaa looga hadlayaa Kulanka Baarlamaanka ee Maanta?

0
27 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlayaa Kulanka Baarlamaanka ee Maanta?

    Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay yeeshaan kulan looga hadlaayo Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda (PFM) .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay yeeshaan kulan looga hadlaayo Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda (PFM) .


Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda (PFM) ayaa soo maray akhrinta koowaad,waxaana Maanta la filayaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay marsiiyaan akhrinta labaad.

Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka Baarlamaanka maanta.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in uu shir guddoomiyo kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip