DEG DEG: Isrisaaseen qasaaro ka dhalatay oo Muqdisho ka dhacday

0
27 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Isrisaaseen qasaaro ka dhalatay oo Muqdisho ka dhacday

    Ciidamo la sheegay in uu watay General Sheegoow oo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka iyo Ciidamo Boolis ah oo bar koontorool ku leh Wadada Seybiyaano ayaa is risaaseen qasaaro ka dhalatay dhex martay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo la sheegay in uu watay General Sheegoow oo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka iyo Ciidamo Boolis ah oo bar koontorool ku leh Wadada Seybiyaano ayaa is risaaseen qasaaro ka dhalatay dhex martay.


Isrisaaseenta ayaa timaaday ka dhib markii ciidamada Generalka ay damceen in wadada oo saxmad aheyd ay furtaan balse ciidamada Booliska ay iska hor imaadeen una sheegeen in ay safka gaadiidka ku jira ay qeyb ka noqdaan.

Generaalka ayaa la sheegay in uu Magaalada banaankeeda uu ka yimid islamarkaasna uu doonayay in uu Magaalada Gudaha usoo gallo ka hor intaan Ciidamadiisa iyo kuwa Booliska Fadhiya Wadada Seybiyaano aynan isku dhicin.

Sida an wararka ku heleyno ilaa saddex ruux oo ay Haweeneey ay ku jirto ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmeyn isrisaaseentaasi mana ahan markii ugu horeysay oo ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay isrisaaseen ku dhex marto Magaalada Muqdisho.

Halkaan kala soco wixii kasoo kordha warkaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip