Diinaari"Dekadda Muqdisho Waxaa Yaalla Kunteenar daroogo Ah Oo DF Rabto!!

0
30 October, 2018 in Wararka by
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diinaari"Dekadda Muqdisho Waxaa Yaalla Kunteenar daroogo Ah Oo DF Rabto!!

    Kadib kulan looga hadlayay Dhibaatooyinka Maandooriyaha Taabuuga oo Maanta lagu qabtay Muqdisho ayuu ka sheegay ambassador Diinaari dhibaatooyinka uu keeno Maandooriyaha Taabuuga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kulan looga hadlayay Dhibaatooyinka Maandooriyaha Taabuuga oo Maanta lagu qabtay Muqdisho ayuu ka sheegay ambassador Diinaari dhibaatooyinka uu keeno Maandooriyaha Taabuuga.


Waxa uu sheegay in badi Ardayda Soomaaliyeed rag iyo Dumar Intaba ay wada isticmaalaan Taabuuga,sigaar ah ayuu u sheegay ardayda dhigata Jaamacadaha Magalada Muqdisho.

Runtii waxa ugu nasiibdaran oo macalimiinta qaarkood inoo sheegeen in Gabadhaha Jaamacadaha dhigta ay si caadi ah u isticmaalaan Taabuuka,hadda Dekadda Muqdisho waxa yaalla Kunteenar ay dowladdu dooneyso inay Canshuurto waaan uga digeynaa ayuu yiri Ambasadoir Diinaari ahna Xoghayaha Xarunta tala soo jeedinta Somaaliyeed.

Maalin ka hor Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabadi Xayir Maareeye ayaa sheegay in la mamnuucayo soo dejinta maandooriyaha uu ka mid yahay Taabuuga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip