Malaaq Shiino "Farmaajo Iyo Kheyre Ayaa Farogelin Ku Haya Doorashada K/galbeed"DHAGEYSO"

0
31 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Malaaq Shiino "Farmaajo Iyo Kheyre Ayaa Farogelin Ku Haya Doorashada K/galbeed"DHAGEYSO"

    Waxgaradka Koonfur galbeed ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka in farogelin ku hayaan doorashada la filayo iney ka dhacdo Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgaradka Koonfur galbeed ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka in farogelin ku hayaan doorashada la filayo iney ka dhacdo Baydhabo.


Malaaq Cali C/raxmaan oo ka mid ah waxgaradkan ayaa sheegay  , in madaxda dowladda federaalka wataan musharraxiin gaar ah oo ay doonayaan iney kusoo baxaan xilka madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed.

Waxa uu si gaar ah u sheegay in madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ay farogelintan wadaan, isaga oo ku baaqay in Koonfur galbeed dadkeeda loo madax baneeyo doorashadan.

Dhanka kale, Malaaq Shiino ayaa sheegay in dowladda ay mar hore ka waayeen Kaalmo, balse hadda ay dooneyso in qalalaasyo ay ka abuurto magaalada Baydhabo waa sida uu hadalka u dhigaye.

Madaxweyne Farmaajo oo ah shaqsi sal fudud ayaa lagu eedeyay in canshuurtii Dowladda ee loogu tala galay in dalka lagu dhiso in uu shaqsiyaad gaara ku taagerayo taaso waxgaradka Soomaaliyeed, ku tilmaamen wax laga xumaado.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip