Farmaajo oo u dhoofay Suudaanta Koonfureed

0
31 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 45
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo u dhoofay Suudaanta Koonfureed

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow u dhoofay magaalada Jubba ee Caasimadda Suudaanta Koonfureed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow u dhoofay magaalada Jubba ee Caasimadda Suudaanta Koonfureed.


Madaxweyne Farmaajo ayaa qeyb gali doonaa  munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay Suudaanta Koonfureed.

Hoggaamiyaha Mucaaradka iyo Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed ayaa lagu wadaa in ay kala saxiixdaan heshiis kama dambeys ah oo ku aadan soo Afjaridda Colaadii Mudada ka taagneyd dalkaasi Curdunka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip