Dhageyso: Shariif Xasan Oo Arrima uu kala hadlay Wakiillada UN Iyo AU Ee Somalia

0
31 October, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Shariif Xasan Oo Arrima uu kala hadlay Wakiillada UN Iyo AU Ee Somalia

    Mas'uuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan arrimo badan looga hadlay kula yeeshay madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan arrimo badan looga hadlay kula yeeshay madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.


Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay dhawaan u soo Magacaawday Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa Shariif Xasan kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin ammaanka, khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada iyo arrimo kale.

Waxaa sidoo kale kulankan lagu soo hadal qaaday doorashada la filayo iney dhowaan ka dhacdo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa si kooban saxaafadda uga warbixiyey waxyaabihii ay ka wadahadleen mas’uuliyiintaasi, isaga oo aad ugu mahadceliyey UN iyo AU.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip