Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka Sare ?

0
03 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 39
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka Sare ?

    Sanatarada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qorsheynaya in maanta ay kulan ku yeeshaan Muqdisho kaa oo ay ku mudeenayaan xiliga ay la kulmayaan Reysul Wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanatarada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qorsheynaya in maanta ay kulan ku yeeshaan Muqdisho kaa oo ay ku mudeenayaan xiliga ay la kulmayaan Reysul Wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya.


Ajanadayaasha kulanka looga hadlaaya ayaa lagu sheegay in ay kala yihiin sidatan

  1. Warbixinta Guddoomiyaha shirarkii uu la yeeshay madaxda hay’addah Caalamiga ah
  2. Muddaynta xogwaraysi Golaha la yeesho Raiisal Wasaaraha JFS.
  3. Diyaarinta ajandaha Kulanka Axadda ee Golaha Aqalka Sare.
  4. Dhegeysiga soojeedinta Guddiga Haweenka Baalamanka ee Aqalka Sare.
  5. Warbixinta Guddoonka dhexdhexaadintii khilafka DFS & DXDF.

Kulanka ay qorsheynayaan sanatarada golaha aqalka sare ayaa waxa uu yahay mid ay su’aalo ay ku weydinayaan Reysul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Waxa la filaya in xildhibaanada aqalka sare madaama ay matalaan maamul gobaleedyada ay wax ka weydiyaan Reysul Wasaare Kheyre qilaafka xoogan ee ka dhaxeeya dowladda dhaxe iyo maamul goboleedyadda.

Sanatarada aqalka sare  ayaa sidoo kale maanta ka dhageysanaya  warbixin ku saabsabsan hay’addo caalami ah uu la kulmay gudoomiye cabdi xaashi waxyaabihii ay kawada hadleen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip