Maxaa looga hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta?

0
03 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 39
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta?

    Xildhibaanada golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku leh xarunta Baarlamaanka, waxaana ay sidii caadada aheyd ka doodi doonaan sharciyo horyaala oo loo madalsanyahay in ay wax ka badalaan deetana ay ansix

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku leh xarunta Baarlamaanka, waxaana ay sidii caadada aheyd ka doodi doonaan sharciyo horyaala oo loo madalsanyahay in ay wax ka badalaan deetana ay ansixiyaan.


Sida aan wararka ku heleyno waxaa kulanka Golaha shacabka ee maanta lagaga hadli doonaa labbo ajendo oo kala ah Aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka xuquuqda liil tirka siyaasiyiinta dowladda federaalka Soomaaliya  iyo  Sii wadista codeynta ansixin horudhac ah wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii dambe joogteeyay kulamadooda ay kaga doodayaan ajendayaal horyaalla.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip