Yaa bixiyay amarka dhalinyarada Muqdisho timaha looga Jarayo!!

0
03 November, 2018 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa bixiyay amarka dhalinyarada Muqdisho timaha looga Jarayo!!

    Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay ka hadlay warar maalmahaan Baraha Bulshada leyska dhexmarayay oo ahaa in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ay bilaabeen inay timaha ka jaraan qaar ka mid ah Dhalinyarada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay ka hadlay warar maalmahaan Baraha Bulshada leyska dhexmarayay oo ahaa in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ay bilaabeen inay timaha ka jaraan qaar ka mid ah Dhalinyarada Muqdisho.


Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasada ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in amarka dhalinyarada looga jararay Timaha uu ahaa mid Shaqsiyadeed,isla markaana uu bixiyay Taliyaha Saldhiga degmada Xamar Jajab.

"Walaalyaal waxaan waydiinay Hay’adaha amniga cidda amartay in dhalinyarada timaha laga xiiro waxaana noo soo baxday inuu amarkaas ahaa amar shaqsi ah oo taliyaha saldhiga Xamar Jajab u gaar ahaa,waxaana amar ku bixinay inaan la aqbali karin waqtigaan hada aan ku jirno in dhalinyrada lagu caburiyo rabitaankooda shaqsiga ah waxaana amar lagu bixiyay inaysan mar danbe soo noqon arintaan.

Arrinta la xiriirta ka jarista Timaha ee dhalinyarada ayaa waxaa horay Caan ugu ahaa Maxkamadihii Islaamiga,waxana hadda uu ku dambeeyaa deegaanad aya dalka ka joogaan Al-Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip