Taliyaha Booliska Degmada Kaaraan oo xilkii laga qaaday loona magacaabay mid cusub

0
04 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 46
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliska Degmada Kaaraan oo xilkii laga qaaday loona magacaabay mid cusub

    Wararka an ka heleyno degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska degmadaasi xilkii laga qaaday isla markaasne Taliye kale loo magacaabay degmadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka an ka heleyno degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska degmadaasi xilkii laga qaaday isla markaasne Taliye kale loo magacaabay degmadaasi.


Taliye Canjeex oo horay u ahaa taliyaha saldhiga Booliska Degmada Kaaraan ayaa xilkii laga qaaday waxaana loo magacaabay Taliye Cabdi Shiikh Ciise oo kamid ah saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Isbadalkaan lagu sameeyay Taliyaha saldhiga booliska degmada Kaaraan ayaa imaanayo iyadoo maamulka Gobolka Banaadir uu wado darder cusub oo uu ku doonayo in uu ku xasiliyo amaanka degmooyinka Gobolka uu ka koobanyahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip