Waa kuma Gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Degmada Howl-wadaag ?

0
04 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa kuma Gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Degmada Howl-wadaag ?

    Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisoow) ayaa isbadal ku sameeyay maamulka degmada Howl-Wadaag ee Gobalka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisoow) ayaa isbadal ku sameeyay maamulka degmada Howl-Wadaag ee Gobalka Banaadir.


Gudoomiye Yariisoow ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Howl-Wadaag Mudane Cabdikariin Cali Kaar waxa uuna u magacaabay degmadaasi Mahad Cabdi Caraalle oo qudhiisa kamid ahaa shaqaalaha Gobolka Banaadir sida ay sheegayaan warar aan ka heleyno Gobolka.

Waxaa uu Gudoomiye Yariisoow isbadalada uu ku sameynayo gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir uu u dhacayaa qaab aan la dareemeyn maadama mid mid uu xilka kaga xayuubinayo iyadoo maamuladii ka horeeyay ay magacaabista iyo xil ka qaadista u mari jiray hanaan wadareed ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip