Kheyre oo dhaliilay Wasiiradii ka horreeyay Xukuumaddiisa

0
05 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kheyre oo dhaliilay Wasiiradii ka horreeyay Xukuumaddiisa

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Eedeyn u jeediyay Wasiiraddii ka horreeyay Wasiiraddii u soo Magacaabay oo sheegay in ay burburin ku haayeen Wasaaraddaha kala duwan ee dowladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Eedeyn u jeediyay Wasiiraddii ka horreeyay Wasiiraddii u soo Magacaabay oo sheegay in ay burburin ku haayeen Wasaaraddaha kala duwan ee dowladda.


Waxaa uu sheegay in Asaga ka hor in Wasiir kaste uu keensan jiray Qabiilkiisa,taasina ay tahay mid halis ku ah jiraanta Wasaaraddaha iyo shaqooyinka Caadiga ah ee ka socda.

Wasiiradda ayuu sheegay in uu ku amray in aysan shaqaaleysiin karin Cid uusan ogeyn,Maadaama dhibaatooyin badan ay ka jiraan dalka.

Wasiiraddii ugu wanaagsanaa ayuu ku tilmaamay in ay ahaayeen kuwo si aan loo fahmin midba midka kale qabiilkiisa uu ku badali jiray si ay shaqo u siiyaan dadka ay isku heybta yihiin.

Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay in ay joojisay hab ka dhaqankaasi oo ahaa mid si weyn u ragaadiyay dowladnimada Soomaaliya, ayna la dagaalantay Musuq maasuqa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip