Shabaab iyo Ciidamada DF oo Ku Dagaalamay Muqdisho!!

0
05 November, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 55
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab iyo Ciidamada DF oo Ku Dagaalamay Muqdisho!!

    Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Xaafadda Suuqa Xoolaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Xaafadda Suuqa Xoolaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.


Dagaalyahano ka Tirsan Shabaab ayaa weerar ku qaaday Fariisimo Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Inta u dhaxeysa busteejada gadiidka dadweynaha Suuqa Xoolaha iyo Biya dageenka.

Dagaalka Labada dhinac ayaa ku bilowday Bambooyinka gacanta lagu tuuro oo lagu weeraray fariisimaha Ciidamadda Dowladda waxaana intaas kadib xigay dagaal socday muddo saacado ah.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka dagaalka ayaa joogsaday abaare 08:30 daqiiqo, iyadoo Ciidamadii shabaab ay dib ugu baxeyn halkii ay soo weerareen.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka xalay ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, oo ah goobaha ay inta badan soo weeraraan Shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip