Wasiir ka tirsan Koonfur Galbeed oo xilka laga qaaday

0
06 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ka tirsan Koonfur Galbeed oo xilka laga qaaday

    Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka ka qaaday Wasiiru Dowlihii wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Abbo Aawow Suuf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka ka qaaday Wasiiru Dowlihii wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Abbo Aawow Suuf.

Wasiirka ayaa lagu eedeeyay in uu ka sameeyay falal Anshax xumo ah oo ka baxsan hab maamuuska maamulka Koonfur Galbeed.

Abbo Aawow Suuf ayaa ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana uu si weyn uga soo horjeedaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip