Banaanbax looga soo horjeedo AMISOM oo ka socda Muqdisho

0
06 November, 2018 in Wararka by
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaanbax looga soo horjeedo AMISOM oo ka socda Muqdisho

    Banaanbax ballaaran oo ay ka qeyb galayaan boqolaal ka mid ah Shacabka kunool degmada Hilwaa ayaa ka socda Isgoyska Ex Kontrool Balcad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Banaanbax ballaaran oo ay ka qeyb galayaan boqolaal ka mid ah Shacabka kunool degmada Hilwaa ayaa ka socda Isgoyska Ex Kontrool Balcad.


Banaabaxa ayaa looga soo horjeeddaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ka dib markii halkaasi Saaka ay ku dileen dad Shacab ah.

Dadka ayaa sheegay in Ciidanka AMISOM ay dileen dad Shacab ah ka dib markii Saakay lala beegsaday Qarax Miino oo ay waxyeelo kasoo gaartay AMISOM.

Ku dhawaad 4 qof ayay toogasho ku dileen Ciidanka AMISOM qaraxa ka dib, waxaana arintaas ka Carooday Shacabka kunool Muqdisho.

Wixii kusoo kordha la soco



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip