Booliska Soomaaliya oo shaaciyay waxa sababay dilka Gabar Macalimad aheyd

0
06 November, 2018 in Wararka by
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Soomaaliya oo shaaciyay waxa sababay dilka Gabar Macalimad aheyd

    Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay qaabka ay u suurtagashay in gacanta lagu dhigo askarigii dilay Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud oo aheyd Gabar Macalimad ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay qaabka ay u suurtagashay in gacanta lagu dhigo askarigii dilay Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud oo aheyd Gabar Macalimad ah.


Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble oo u sheegay in askarigii dilay macallimadda uu iskiis isu soo dhiibay, kiiskiisana sharciga loo gudbin doono, wuxuuse intaa ku daray in ay "rasaastu ka fakatay askariga”.

Askariga waan haynaa, sharciga ayaan hor gaynaynaa wixii uu ka helo ayuuna leeyahay” ayuu yiri kornayl Qaasim oo intaas ku daray in marxuumadda maanta la aasay ayuu yiri Afhayeen Qaasim,isaga oo la hadlayay Bbc-da.

Tiro ka dhowr jeer ayaa askarta ka tirsan Ciidamada Dowladda waxa ay dilal u geystaan dadka Shacabka ah welina majirto askari loo xukumay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip