Fargeeti: oo si yaableh ugu jawaabay eed ugu timid NISA iyo Wasiirkii Hore Amniga!

0
07 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fargeeti: oo si yaableh ugu jawaabay eed ugu timid NISA iyo Wasiirkii Hore Amniga!

    Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in qandaraaska hore loo bixiyey ee uu ka hadlay wasiirkii hore ee Amniga Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed uu ahaa mid hab sax ah loo mara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in qandaraaska hore loo bixiyey ee uu ka hadlay wasiirkii hore ee Amniga Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed uu ahaa mid hab sax ah loo maray, haddii ay cillado kusoo baxeena ay yihiin kuwo isaga kucusb.


Waxa uu sheegay Fargeeti in Qandaraaska horay loo bixiyey ee quseeyey wasaaradda Amnigu uu ahaa mid sax ah oo loo maray habraac sax ah inta uu ogyahay, waxa uu intaas raaciyeyin si sharci loo bixiyey qandaraaskaas islamarkaana loo tartamay oo loo shaaciyey shirkadana ku tartameen.

Waxa uu intaas raaciyey in Qandaraaskaas kaddib markii loo tartamay uu dib u eegay guddiga nidaamka dhaqaalaha qaranka lana marsiiyey xeerka iibka qaranka, balse waxa uu Fargeeti sheegay  in uu san wax kaalin ah ku lahayn qandaraaskaas oo sida uu sheegay Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya waxaa saxiixay qandaraaska wasiirkii aminiga ee xukuumaddi madaxweyne Xasan Sheekh Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip