Xildhibaan Maxamed Cali "Doorashada 17-ka Ayaa La Qabanaya Farmaajo wa iska warqabnaa"

0
07 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Maxamed Cali "Doorashada 17-ka Ayaa La Qabanaya Farmaajo wa iska warqabnaa"

    Xildhibaan Maxamed Nuur oo kamid ah guddiga doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in doorashada waqtigeeda ay qabsoomayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Maxamed Nuur oo kamid ah guddiga doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in doorashada waqtigeeda ay qabsoomayso.


Waxaa uu tilmaamay inĀ  ay u tageen guddoomiyaha gollaha shacabka ee Koonfur Galbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye islamarkaana uu ka ogalaaday dalab ay u gudbiyeen oo ah in ay shaqada sii wadaan.

Xildhibaanka ayaa tibaaxay in hadda ay muhiim u yihiin oo kaliya 3 xubin oo lagu soo daro, inkastoo shalay ay iscasileen 15 oo ay ku jiraan guddoomiyihii, ku xigeenkiisa iyo xoghayihii guud.

Dhanka kale, xildhibaanka xubinta ka ah guddiga doorashada ayaa beeniyay in faragalin ay doorashada ku heeysto dowladda federaalka waxaase uu qiray in dowladda ay wada shaqeyn leeyihiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip