NISA oo Howlgal Ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Sh.Hoose

0
07 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NISA oo Howlgal Ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Sh.Hoose

    War qoraal ah oo la soo dhigay barta Twitter-ka ee hay'adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay .Howlgal ay ciidamada Nabad sugida ka sameeyeen Tuulada Farsoolay ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo la soo dhigay barta Twitter-ka ee hay'adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay .Howlgal ay ciidamada Nabad sugida ka sameeyeen Tuulada Farsoolay ee Gobalka Shabeellaha Hoose.


Howlgalkaan ayaa ahaa mid looga hortagayay weerarada Al-Shabaab, waxaa ay hay;adu sheegtay in ay gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Halkan ka Akhriso Qoraalka NISA


Ciidamada Amniga ayaa xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 6-da November 2018, howlgal qorsheysan oo looga hortagayo Al Shabaab ka fuliyay tuulada Farsooley ee gobalka Sh. Hoose.



Ciidamada amaanka ayaa har iyo habeyba u taagan inay beegsadaan Xagjirka AS, goor kaste iyo meel kaste.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip