DEG DEG: Afayeenkii Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada oo iscasilay

0
07 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Afayeenkii Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada oo iscasilay

    War goor dhaw nasoo gaaray ayaa sheegaya in Afayeenkii Golalaha iskaashiga Maamul Goboleedyada Cabdullaahi Shiikh Xasan uu iska casilay xilkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War goor dhaw nasoo gaaray ayaa sheegaya in Afayeenkii Golalaha iskaashiga Maamul Goboleedyada Cabdullaahi Shiikh Xasan uu iska casilay xilkaasi.


Cabdullaahi Shiikh Xasan ayaa iscasilaadiisa ku sheegay in ay ku kaliftay kadib markii Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu iscasilay waxa uu sheegay in uusan xilka afayeenimo ee Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada uusan sii heyn karin maadama uu meesha ka baxay Madaxweynihii keynsaday sida uu sheegay.

Iscasilaadan uu sameeyay Afayeenkii Golaha iskaashigaaayaa ayaa imaanayso wax yar uun ka dib markii uu Shariif Xasan Shiikh Aadan uu iska casilay xilka madaxweynenimo ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip