Laba ayaa dhimatay iyo shan dhaawac ah Ceelasha Biyaha!!

0
08 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba ayaa dhimatay iyo shan dhaawac ah Ceelasha Biyaha!!

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo ruux oo shacab ahaa oo xalay la dilay, halka shan kalena lagu dhaawacay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo ruux oo shacab ahaa oo xalay la dilay, halka shan kalena lagu dhaawacay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
 
Xaalada amniga ee degaanka ceelasha biyaha ayaa la sheegayaa inuu faraha ka sii baxeya.
 
 
Dhacdadan  labada ruux lagu dilay ayaa ka dhacday agagaarka maqaayada Galmudug oo ku taalla bartamaha degaanka Ceelasha Biyaha ka dib markii ay weerar ku soo qaadeen rag bastoolado ku hubeysan, iyagoona markii dambe goobta ka  baxsaday.
 
 
Dad Goob joogayaal ayaa  sheegay in shan ruux oo maqaayada ku jiray ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamada amaanka dowlada oo dilka labada ruux ka dib halkaas gaaray.
 
 
Ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay booliska Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip