Golaha iskaashiga D/Gobaleedyada Oo la filayo in ay kulmaan!

0
08 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha iskaashiga D/Gobaleedyada Oo la filayo in ay kulmaan!

    Warar ay helnay yaa sheegaya in Qaar ka mid ah xubnaha Golaha iskaashiga Maamul gobaleedyadda ay ka arinsan doonaan xubno muhiim ah oo ay waayeen Golaha, islamarkaana ay iscasileen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar ay helnay yaa sheegaya in Qaar ka mid ah xubnaha Golaha iskaashiga Maamul gobaleedyadda ay ka arinsan doonaan xubno muhiim ah oo ay waayeen Golaha, islamarkaana ay iscasileen.


Madaxda Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay war ka soo saaraan iscasilaada ay ku dhawaaqeen Madaweynihii Koofur Galbeed iyo Afhayeenkii Golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada.

Sidoo kale Madaxda ayaa Go’aamin doono waxa ay ka yeelayaan masuuliyiinta ay waayeen xubnaha Golaha iskaashiga ee Dowlad Gobaleedyada ka jira dalka.

Lama oga in madaxda dowlad Gobaleedyadda ay kulmi doonaan iyo in kale, waxaase la ogeyn Go’aanka ka soo bixi doono maamulada Puntland, Jubbaland, Galmudug.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip