'DEG DEG:-Qaraxyo laga maqlay Magalada Muqdisho

0
09 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    'DEG DEG:-Qaraxyo laga maqlay Magalada Muqdisho

    Qaraxyadan oo Saddex ahaa ayaa kala dameeyay,waxana jugtooda oo aad u weyneyd inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxyadan oo Saddex ahaa ayaa kala dameeyay,waxana jugtooda oo aad u weyneyd inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir.


Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyada ay ka dhaceen agagaarka Xarunta Dambi-Baarista ee CID-da iyo Hotelka Saxafi,waxaana sidoo kale la maqlay rasaas.

Qaraxa Saddexaad ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay agagarka Hotelka Dayax oo ku yaalla wadada Maka Al-Mukarama ee Magalada muqdisho.

Halka qaraxa uu ka dhacay ayaa ah waddo mashquul badan,waxana hakad galay isku-socodka dadka iyo Gaadiidka.

Faah faahinta kala socda halkaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip