Abiye: "Itoobiya,Somaliya iyo Eritrea hal madaxweyne ayey yeelanayaan mustaqbalka"

0
11 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiye: "Itoobiya,Somaliya iyo Eritrea hal madaxweyne ayey yeelanayaan mustaqbalka"

    Ra'isalwasaaraha Dalka Itoobiya ayaa mar kale jeediyay khudbad Bulshada geeska Afrika ka dhex abuurtay hadal hayn badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isalwasaaraha Dalka Itoobiya ayaa mar kale jeediyay khudbad Bulshada geeska Afrika ka dhex abuurtay hadal hayn badan.


Waxaa uu shalay ka hadlayay munaasibadda xarigga looga jarayay Isbitaal loo dhisay maagalada Baxar Daar ee Dalka Itoobiya.

Isaga oo ay garab taaganyihiin Madaxweynayaasha Soomaaliya iyoi Eritrea ayuu Mr Abiye yiri "Itoobiya,Eritrea iyo Soomaaliya saddex madaxweyne masii yeelan doonaan Mustaqbalka dhow”.

Mr Abiye ayaa sidoo kale munaasibadda oo ay ku qalin jebiyeen arday caafiimaadka baratay ku yiri "waa inaad adeeg caafimaad oo bilaash ah ka bixisaan Soomaaliya iyo Eritrea”.

Ra’isalwasaare Abiye Axmed ayaa sidan oo kale dhowr jeer arrintan uga sheegay fagaarayaal siyaasadeed oo uu khudbado ka jeedinayay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip