Gabadhii u doonneyd Jamaal khashoggi oo codsi u dirtay Muslimiinta Caalamka

0
11 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadhii u doonneyd Jamaal khashoggi oo codsi u dirtay Muslimiinta Caalamka

    Hatice Cengiz, ayaa mar kale ka hadashay dilka loo geystay Ninkii ay is doonayeen ee wariyaha ahaa ee lagu magacaabayay Jamaal khashoggi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hatice Cengiz, ayaa mar kale ka hadashay dilka loo geystay Ninkii ay is doonayeen ee wariyaha ahaa ee lagu magacaabayay Jamaal khashoggi.


Hatice, ayaa Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka Muslimiinta Caalamka uga codsatay in Jimcaha soo socda ay Salaadda Janaazada ee Meydka maqan u dukudaan Jamaal.

Waxaa ay tiri "dhamaan Muslmiinta meelkasta oo ay joogaan waxaan ka codsanayaan in ay Jamaal u dukadaan Janaasada Salaatul Gaa’ib,Masaajidkasta,waxaana sidoo kale codsanayaa in Masaajidka Nabiga NNKH ee Madiina looga dukado.

Sirdoonka Turkiga ayaa dhawaan soo gaba gabeeyay baaritaankii ay ku raadinayeen Meydka Jamaal waxaana ay sheegeen in Meydka Jamaal Aashito loo adeegsaday si loo kala jarjaro.

Boqortootayada Sucuudiga ayaa qiratay in Jamaal uu ku dhintay gacanta Rag ka mid ah Sirdoonka Sucuudiga oo iskood isu diray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip