Shabaab oo Sheegay In Ay Dileen Sarkaal Kamid ahaa Ilaalada Farmaajo!

0
12 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo Sheegay In Ay Dileen Sarkaal Kamid ahaa Ilaalada Farmaajo!

    Dagaalyahano ka Tirsan Al-shabaab ayaa xalay Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir waxa ay ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa Ilaalada Madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalyahano ka Tirsan Al-shabaab ayaa xalay Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir waxa ay ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa Ilaalada Madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya.


Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay Nuur,wuxuuna kamid ahaa Saraakiisha dhanka ammaanka u qaabilsanaa Madaxweynaha Soomaaliya Max’med Cabdullaahi Farmaajo.

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka lagu dilay sarkaalka sida ay baahisay warbaahintooda.

Mudooyinkii dambe dagaalyahanada Xarakadda Al-shabaab ayaa kordhiyay dilalka iyo qaraxyadda ay ka geystaan Magaaladda Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip