Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe"Inan Yar oo Farmaajo ah ayaa Itoobiya inaga xiray"

0
12 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe"Inan Yar oo Farmaajo ah ayaa Itoobiya inaga xiray"

    Guddooomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Soomaaliland Eng Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in 27 Sanno kadib ay weli Soomaaliland raadineyso inay hesho Ictiraaf taasina ay tahay in meel xun lagu socdo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddooomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Soomaaliland Eng Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in 27 Sanno kadib ay weli Soomaaliland raadineyso inay hesho Ictiraaf taasina ay tahay in meel xun lagu socdo.


Waxa uu soo hadal qaaday Siyaasada Arrimaha Dibada ee Soomaaliya,waxana uu sheegay in Dowladda Madaxweyne Farmaajo ka xirtay dowladda Itobiya oo ay mudo saaxiibo ahaayeen.”

"Waa taas Maanta Inanka yaree Farmaajo ah oo isaga oo 15 jir ah Mareykanka tegay Maanta Itoobiya  ayuu inaga xiray,anaga ayaa ugu wacan oo isku jeedna ayuu yiri Feysal Cali waraabe.

Dowladda Itoobiya ayaa ka mid ah dowladaha saaxiibada dhow la ah Soomaaliland oo aaminsan in Soomaaliya inteeda kale ka Go’day,waxaana ay dhawaan qeyb ka aheyd heshiis lagu maalgashanayo dekada Magalada Barbara.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip